Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wafdigan oo ka kooban Xubno ka socday Baarlamaanka DFS, Maamulka Galmudug iyo masuuliyiin kale uuna hormuud u ahaa wasiirka arrimaha Gudaha Galmudug Axmad Macallin fiqi ayaa waxaa ay gaareen Degmada Afbarwaaqo ee bariga gobolka halkaas oo soo dhowayn loogu sameeyay.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi