Wafdi Wasiiro iyo Maamulka Caasimada Dhuusamareeb oo boqasho kutagay degaanka Gadooon.

0
106

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wafdigaan oo iskugu jiray Wasiiro katirsan dowlad goboleedka Galmudug maamulka Caasimada Dhuusamareeb iyo aqoonyano ayaa garay degaanka Gadoon oo hoostaga Magalada Dhuusamareeb waxana wafdiga halkas kusodhaweyey Maamulka degaanka iyo bulshada qeybaheeda kaladuwan.
Ujeedka wafdigan ayaa ah sidii gadoon qeyb uga noqon laheyd deganada kamid noqday degmooyinka cusub ee Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here