Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):–Wafdigan oo iskujira wasiiro katirsan dowlad goboleedka Galmudug sida Wasiirka Gargaarka mudane Abdirihman mohaned diriye iyo Wasiirka Maaliyada mudane Farhan Ali Mohamud iyo Duqa Caasimada Macalin Abdirihaman Ali Mohamed aya kormeer ay qimeyna kutagay biya xirka magalada oo ah halka biyaha magalada kasogaleen kadib marki uu jabay xafadaha ay sameyen sida Dayax Iyo Waxaracade.
Ugu horeyn gudoomiyaha Dhuusamareeb Abdirihman Ali Mohamed ayaa warbahinta lahadlay. Wasiirka Gargaarka Galmudug Abdirihman mohamed diriye Iyo Wasiirka Maaliyada Farhan Ali Mohamed ayaa sheegay in ladhisayo biya xirka magalada sidookalana qimeyn donaan qasaraha sogartay dadka sameyeen biyaha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya:-Abdulahi Abdulkadir Nor