Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirkan oo maalmihii la soo dhaafay Caasimadda Dhuusamarreeb uga socday qaar ka mid ah odayaasha labada dhinac
Ayaa waxaa ka qeybgalay Odaayasha Dhaqanka, Cullima-owdiinka iyo aqoonyahanka Gobolka Mudug waxaana
la isukugu keenayay Odoyaaasha dhaqanka ee kasoo kala jeeda degmooyinka Cadaado iyo Dhusamreeb iayada oo markii uu shirku soo dhamadayna war murtiyeed laga soo saaray.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali