War Murtiyeed laga soo saaray Madasha Maayeeradda Galmudug oo Dhuusamareeb lagu soo gaba-gabeeyay

0
56

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Shirka Maayeeradda Galmudug oo lagu soo gab-gabeeyaya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Maamul daadejinta, Horumarinta Magaalooyinka iyo Adeegyada Dowladaha hoose ee Galmudug.

Halkan ka dhagayso war murtiyeed dhowr qodob ka kooban oo laga soo saaray shirkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here