Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Dekadaha iyo Kalluumeysiga Galmudug ayaa maanta magalada Dhuusamareeb ku qabatay tabar ku saabsan sidii sare lugu qaadi lahay isticmaalka kaluunka waxana tababarka ka qeyb galay 30 qof oo kamida bulshada magalada Dhuusamareeb waxana dadka kaqeyb galay tabaarkan ay u bad nayeen ardeyda wax kabarata jamacadaha magalada .
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dekadaha iyo Kalluumeysiga Galmuudg Mudane Cabdirashiid Maxamed Cabdi ayaa furay tababarka.
Qaar kamida ka sooqeyb galayaasha tababarka ayaa talooyin u sojeediyey wasarada iyo ganacsatada Kaluunka Dhuusamareeb keena.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya- Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.