Warbaahinta Galmudug oo baaq loo jeediyay

0
73

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Iyado isbedelka Cimilada ay Samayn daran ku yeelatay Somalia waxana door muhiim ah ka qaata joojinta Xalufinta deeganka Warbaahinta Warbaahinta galmudug ayaa loogu baaqay inay ka qeeb qaataan wacgalinta la xiirta Joojinta xalufinta deeganka si loo yareeyo isbedalka Cimilada iyo isku dhacyada bulshada dhex mara kuwa oo ku saleysan dhul daaqsimeedka.

Ubax Cabdulahi Cabdule iyo Abdirahman Mohamed Faragaab oo ka mid ah wariyasha ka howlwadaga deeganadda galmudug ayaa si wada jir ah u sheegey in Warbaahinta looga bahanyaha in ay door kooda qaadan.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here