Warbixin Dhibaatada Nadafad darida iyo sida looga hortagi karo.

0
41

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Dr Axmad Muxudiin Hiraabe oo kamid ah barayaasha Cilmiga Caafumaadka iyo dhaqaatiirka ku nool magaalada Dhuusamareeb waxaa mar uu ka qayb-galayaya Barnaamijka Caafimaadka eee Radio Daar-dheer waxa uu ka warbixiyay siuda ay bulshada muhiim ugu tahay ilaalinta faya-dhowrka deegaanka iyo kan qofka.

Waxaa uu Dr Hiraabe ka hadlay In ay jiraan cudurro halis ku ah bulshada oo ka dhasha Nadaafad darrada kuwaas oo haddii aan laga horatigin ku faafi kara si fudud.

Diktoorka oo si faahfaahsan u dul sitaagay wacyi-gelinta loo baahnyahay in bulshada lasiiyo si meesha looga saaro naadaf darrada cudurradu ka dhashaan ayaa ku baaqay in qofkasta looga baahanyahay inuu xil iska saaro nadaafaddiisa iyo tan deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdidaahir Garaad Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here