Warbixin: Doorarka Dhalinyarada ee Ka Shaqaynta Xuquuqda Aadanaha
Dhalinyaradu waa tiir muhiim ah oo lagu xoojin karo dadaallada xuquuqda aadanaha. Aqoon-yahan Ciise Xaashi Xayle ayaa sharaxay doorka firfircoon ee dhalinyaradu ku leeyihiin ka hortagga xadgudubyada iyo hormarinta bulshada, isaga oo iftiimiyay dhowr arrimood oo muhiim ah.
Warbixintaan Waxaa soo jeedinaya Wariye=Ahmed Mohamed Jaamac