Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda istaatistikada Qaranka Soomaaliyed ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay labo warbixin oo ku saabsan istaatistikada naafada iyo buug yaraha Haweenka iyo ragga, iyadoona kulankan ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya lagu soo jeediyey macluumaadyo la xirira warbixinad.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali