Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-20-ka Febraayo waa maalinta caalamiga ah ee Cadaaladda Bulshada, taasoo laga xuso guud ahaan dunida, Xuska maalintan ayaa lagu muujinayaa muhiimadda ay leedahay helitaanka cadaalad loo siman yahay.
Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa horumar ka sameysay dhanka helitaanka cadaaladda, sida uu sheegay Agaasimaha Garsoorka iyo Asluubta ee Wasaaradda Cadaaladda Galmudug, Omar Isxaaq Nuur.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor