Warbixin: Maalinta caalamiga ah ee magaalooyinka oo maanta dunida laga xusayo

0
137

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maalinta Magaalooyinka Adduunka waaxaa sannad walba la xusaa 31ka Oktoobar, markii ugu horreysay waxaa xuska maalintan la qabtay 2014, waxaa soo qabanqaabisay Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan dejinta Aadanaha ee (UN-Habitat).

Maalinta Magaalooyinka Adduunka waxaa ku dhawaaqay 27kii Diseembar 2013 Golaha Guud ee Qaramada Midoobay,

Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here