Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa maanta oo kale sanad walbo la xusaa adduunka Maalinta Caalamiga ah ee Shinnida oo ay u aqoondeysay Qaramada Midooba ayada oo lagu xooga agu saaraayo muhiimada ay aadamaha iyo noolayaasha kale u leedahay ayaa waxa sanadwalbo waxa loo qabta xaflad lagu maamusayo maalintaan oo la doonayo in lagu ilaaliyo shinnida.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Abdifatah Mohamed Ahmed