Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhalinyarada ayaa door muhiim ah ka ciyaara dhismaha nabadda iyo horumarka bulshada. Qaar ka mid ah dhalinyarada aqoonyahannada ee Dhuusamareeb oo marti ku ahaa barnaamijka dhalinyarada ee Radio Daar-Dheer ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimada ay dhalinyaradu u leeyihiin nabadda iyo horumarka deegaanka.
Warbixintaan waxaa soo jeedinaya:Ahmed Mohamed Jamac