Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Isbeddelka horumarka Aadanuhu waxa uu isu soo tarayaan si xowli ah, tiknooliyadda ayaa kamid ah meelaha sida dardarta leh usamaynaysa horumarka.
Dhalinyaro badan oo ku sugan Galmudug waxaa ay siyaabo kala duwan u isticmaalaan Tiknoolojiyadda.
Ahmed Mohamed Jaamac ayaa Warbixintan ka sameeyay Sida ay dhalinyaradu uga faa’iidaysan karaan Tiknoolojiyadda Casriga ah.