Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Wasiirka wasaradda Caafimaadka iyo dayreelka Jubbalad Ismaciil Axmed Garas ayaa si rasmi ah magaalada Kismaayo uga daahfuray wareega afaraad Ololaha Talaalka Kadabageynta Caruurta aan horay lootalaalin ama dhameysan talaalka Sanadihii lasoo dhaafay.
Waxaa kaqeyb galay kusimaha agaasimaha guud ee Wasaaradda ahna agaasimaha caafimaadka Waaxda Qoysaska, saraakiil Iyo howl Wadeenada Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Jubbaland ,Hay’adda Caafimadka Adduunka, Hay’adda Caruurta Adduunka.
waxaana inoo soo jeedinaya. Abdifitah Mohamed Ahmed