Wariyaasha Dhuusamareeb oo loo tababaray wararka hadallada Nacaybka Abuura iyo Tebinta Wararka Rabshadaha kadhasha doorashooyinka

0
49

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababarkaan oo ah mid sare loogu qaadayay aqoonta wariyaasha kahowlgala caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa ahaa mid lagu baranayay kahortagista tabinta wararka laxariira hadallada nacaybka abuura iyo wararka rabshadaha kadhashada doorashooyinka,iyadoona ay ka faa’iidaysteen 30 wariye oo iskugu jira kuwa madax banaan iyo kuwo kashaqeeya xarumaha warbaahinta ee kuyaal Dhuusamareeb.Tababarkaan oo ay soo qaban qaabiyeen UNSOM ayaa waxaa kasoo qayb galay qabashadiisa gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Galmudug Mohamud Osman Abdulle”Beerray” iyo madaxa tababarrada iyo xiriirka warbaahinta wasaarada warfaafinta Galmudug Hassan Abdirahman Aadan”Fantastic”

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Abdidahir Garad Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here