Wariyeyaasha Gobolka Mudug oo loo qabtay Tababar Ku Saabsan doorka Warbaahinta ee Nabada.

0
3

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-waxaa magaalada Gaalkacyo ka furmay tababar muhiim ah oo lagu bartay doorka ay warbaahintu ku leedahay horumarinta nabadda iyo ka hortagga wararka keeni kara colaadaha. Tababarkan waxaa soo qabanqaabiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Galmudug, iyadoo lagu bartilmaameedsanayo kor u qaadidda aqoonta iyo mas’uuliyadda wariyeyaasha deegaanka.

Abdullahi Abdulkadir Nor ayaa warkan soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here