Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa munaasabad lagu daahfurayay mashiino cusub oo sameeyn doona xub no caawin doona dadka naafada ah sida lugo iyo gacmo.
Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ahaa dhaqaatiir aqoonyahano dad naafo ah iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa noo haya Ahmed Mohamed Jama