Wasaarada Beeraha Hirshabelle oo wadda qorshe looga hortagayo fatahaada wabiga shabeelle

0
31

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka ku xigeenks wasaarada Beeraha Hirshabelle Mohamed khaamis Bashiir Daqare ayaa kormeeray deegano hoostaga magaakada Jowhar oo ay ka socdaan howlo lagu caratuurayo hareeraha Wabbiga Shabeelle si looga hortag fatahaadda wabiga.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here