Wasaarada caafimaadka Galmudug oo koox caafimad oo wacyigaliya bulshada kasamaysay Dhuusamareeb

0
32

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Iyado mararka qaar Isbedelka cimilada ee laxariira kulaylka ay Ka dhashaan cudurro kuwa oo bulshada Saameeyn ku yeesha ayaa waxa ka hadlay cudurada kulaylka laga qaado iskuduwaha wasaarada caafimaadka ee degmada Dhuusamareeb Dr Abdirahman Abdullaahi Cabdi waxaana uu sheegay in wasaaradu koox wacyigaliyaal caafimaad ah samaysay si ay bulshada kaga wacyigaliyaan cudurada kadhasha kulaylka si looga hortago khatar caafimaad oo kadhacda degmada Dhuusamareeb iyo deegaanada hoosyimaada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here