Wasaarada caafimaadka XFS oo wado qorsho lagu hergelinayo Bangiga dhiiga ee Soomaaliya

0
53

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo magaalada Muqdisho kulan kula qaatay guddiga arrimaha bulshada ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaradda caafimaadka ay wado qorshe lagu hirgelinayo bangigii dhiiga ee dalka si looga marmo in bukannada loo raadiyo dhiig marka ay u baahan yihiin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Libaan Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here