Wasaarada Cadaalada Galmudug oo Dhusamreeb ku soo xiray tababar laxiriira ilaalinta tacadiya haweenka.

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Dowladda Galmudug ayaa si rasmi ah uga soo xiray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug aqoon  kororsi  socday muddo labo maalmood ah, kaasoo lagu qabtay ujeeddooyin la xiriira kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha bahda caddaaladda.

Aqoon kororsigaan  ayaa waxaa ka qeyb galay xubno muhiim ah oo ka tirsan hay’adaha garsoorka, sida booliska, garsoorayaasha, xeer-ilaaliyayaasha, iyo qareennada Galmudug.

Liban Mohamed Abdi ayaa warkan soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here