Wasaarada Dekadaha iyo kalluumasiga Galmudug oo sheegtay inay korortay tirada dadka isticmaala kalluunka Dhuusamareeb

0
30

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha Wasaarada Dekadaha Iyo Kallumeysiga Galmudug Abdirashid Mohamed Abdi oo lahadlay Barnaamijka ganacsiga ee kabaxa Radio Daar-Dheer ayaa sheegay in dadka isticmala kalluunka ay kordheen magalada Dhuusamareeb.sidokale Agaasimaha Wasaarada Dekataha iyo Kallumeysiga Galmudug ayaa sheegay in fursado ganacsi oo kallunka ah ay kajiraan magalada Dhuusamareeb iyo gudahan Galmudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here