Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shaacir Shekow Mohamed Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlad Goboleedka Galmudug oo wareysi siyey Idaacada Daar-Dheer ayaa sheegay in wasaaraddu dhawaan magalada Dhuusamareeb kafureyso Macad farsamada gacanta lagu barayo dhalinyarada reer Galmudug.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:-Ahmed Mohamed Jamac