Wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada Galmudug oo sheegtay in dib ubilaabayaan bixinta taargada baabuurta lagu garto.

0
75

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir dowlaha wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada Galmudug Abshir Abdi Shiikhow oo ladlay Radio Daar-Dheer ayaa  sheegay in dib ubilaabayaan bixinta taargada baabuurta lagu garto.

Warbixintan waxaa soo jeedinay-Bashir Mohamed Salad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here