Wasaarada Shaqada iyo arimaha Bulshada Galmudug oo waddda qorshe dhalinyarada Galmudug fursado shaqo loogu abuurayo

0
103

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Wasiir kuxigeenka wasaarada Shaqada iyo arimaha Bulshada Galmudug Maxamed Nuur Diini”Afwayne”ayaa sheegay in wasaaradu wadddo qorshe dhalinyarada Galmudug fursado shaqo loogu abuurayo xilli dhalinyarada intooda badan ay haysato shaqa la,aan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here