Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaarada tamarta iyo khayraadka biyah Galmudug ayaa magaalada hobyo waxa ay ka hirgalisay biyo xireenkii ugu waynaa gobolka mudug kaas oo loogu talagalay in ay kafaa,iidaystaan dadka reer guuraaga xoolo dhaqatada ah Guddoomiyaha degmada mudane Cusmaan Axmed Cabdulle ayaa oga mahadceliyey wasaarada biyaha iyo tamarta Galmudug, wasaarada gargaarka,wasaarada deegaanka,bulshada deegaanka laamxarar sidoo Hay’addaha PAH,ArchNova, iyo wasaarada arimaha dibada jarmalka hirgalinta mashruucaan.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi.