Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Isku-duwaha Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ee degmada Beledxaawo gobolka Gedo ayaa agab waxbarasho gaarsiyay degaankan Dhuxun-guduud oo hoostagta degamda Beled-xaawo, deegaankaas ooh ore baahi waxbarasho uga jirtay.
Maamulka iskuulka Dhuxun-guduud, bulshada deeganka iyo ardeyda ayaa uga mahad celilyay wasaaradda waxbarashada Jubbaland agabka waxbarashada oo ay soo gaarsiisay.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf