Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasaaradaha waxbarashada Dowlada Fadaraalaka soomaaliya iyo tan dowlad gobvoleedka Galmudug ayaa ku guuleystay inay waxbarasho gaarsiiyaan bulshada ku nool degaanada fog fog ee Miyiga Gobalka Mudug.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadri nor