Wasaaradda Amniga Galmudug oo Dhuusamareeb kuqabatay Kulan ku saabsan Daahfurka qaab-dhismeedka Amniga iyo badqabka.

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Amniga Dowaladda Galmudug ayaa magalada Dhuusamareeb ka daah-furtay Kulan ku saabsan Daahfurka qaab-dhismeedka wadajirka ah ee Amniga iyo badqabka.

Kulanka waxan daah-furay wasiirka wasaaradda Amniga Galmudug mudane Maxamed Aadan Gaboobe,Waxana goob-joog ka ahaa Agaasimaha Wasaradda, Agaasimaha xaafiiska amniga galmudug, Agaasimayaasha wasaradda, Xubno ka socoday Hay,da IOM oo wasaradda ka waacinaysa kulanka iyo ma,suuliyiin kale.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here