Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug oo Dhuusamareeb ka furtay shirka dowladaha Hoose Galmudug.

0
61
Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta  Galmudug yaa Caasimadda Galmudug ka furtay Kulanka Wadatashiga Ee Xoojinta Dowladaha Hoose ee Dowladda Galmudug.
Kulankan ayaa waxaa ka soo qeeyb galay Xoghayasha dowladaha hoose ee laga hirgeliyay golayaasha deegaanka, Saraakiil ka socotay Wasaaraddaha Arrimaha gudaha XFS iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa xoojinta adeeg bixinta dowladaha hoose, daah furaanta iyo dardar gelinta adeegyada dowladaha hoose u hayaan bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here