Wasaaradda arimaha gudaha Galmudug oo ka warbixisay dadaalada nabada ee degaanda Galmudug.

0
52

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha waaxda qorsheynta ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug, Abdikaafiir Xasan Aadan, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daar_Dheer, kaga hadlay dadaallada ay wasaaraddu ku bixisay dib u heshii­siinta deegaanadii ay colaadaha ka jireen.
Agaasimuhu waxa uu intaas ku daray in qorshaha Wasaaradda uu yahay in dhammaan deegaanada Galmudug laga hirgeliyo nabad waarta iyo wada shaqeyn buuxda oo u dhexeysa bulshada iyo maamulka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here