Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka Iyo dib u heshisiinta Galmudug ayaa tababbar ku sabsan shaqo barashada u furtay xubnaha golaha degaanka degmada Guriceel iyo shaqalaha dowlada hoose ee degmadaas.
Tababarkan waxaa furay gudoomiyaha degmada Guriceel Farah Abdi Mo’alim waxana u mahad celiyey wasaaradda arimaha gudaha oo tababbarkan soo qaban-qaabisay.
Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdulahi Abdulkadir Nor