Wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland oo Kismaayo kulan aqoon kororsi ah ugu qabatay shaqaalaha Jubbaland

0
49

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arimaha gudaha iyo dib uheshiisiinta Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose kulan aqoon kororsi ah ugu qabatay shaqaalaha Dowlada hoose ee degmada Kismaayo.
Kulanka ayaa ku sabsana sidii loo dar dargalillaha shaqooyinka muhiimaka ah waxana ka soo qeeb gala qaar ka mid ah  shaqaalaha dowladda hoose ee magalada kismaayo.

Warkan waxaa soo jeedineysa:- Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here