Wasaaradda Arimaha gudaha Konfur Galbeed oo magaalada Baydhabo ka daah-furay tababar ku saabsan qorsheynta Nabadda

0
56

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arimaha gudaha Konfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka daah-furay tababar ku saabsan qorsheynta nabadda. waxana tabaarka ka soo qeebka xubno kala socday waaaradda arrimaha gudaha Xfs iyo kuwa dowlad goboleedyadda dalka.

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arimaha gudaha Konfur Galbeed cabdulahi Aadan Farey oo tababarka si rasmiya u furay ayaa sheegey mihiimaada ay leedaha ilaalinta nabadda.

Waxaa soo jeedinaysa Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here