Wasaaradda Arimaha gudaha Xfs oo ka hadashay qaabka dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo.

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Hon. Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), ayaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Ergooyinka ee Dhameystirka Dowlad Goboleedka SSC.

Shirkan waxaa  kasoo qayb galeen ergooyin metelaya bulshada kala duwan ee SSC, waxaana diiradda lagu saaray dhameystirka hay’adaha dowladnimo ee maamulka cusub ee SSC.

Wasiir Cali Xoosh ayaa khudbad uu jeediyay intii uu socday furitaanka shirweynaha, kula dardaarmay ergooyinka in ay si daacadnimo leh u gutaan waajibaadkooda, iyagoo tixgelinaya:

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here