Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda arimaha gudaha Galmudug ayaa degmada Xeraale ee waqooyiga gobolkan Galgaduud kabilowday doorashadda Golaha degaanka markii ugu horeysay.
12 xildhibaan oo kamida mudanayaasha golaha degaanka Xeraale ayaa doorashada lagu daah furay.
Doorashada kadib gudoomiyaha degmada Xeraale Bashiir Daahir yuusuf ayaa wasaaradda arimaha gudaha Galmudug ku amaanay doorashadda golaha degaanka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Abdulahi Abdulkadir Nor