Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa Gaalkacyo ka daah-furtay nidaamka Dhijitaalka ah ee dad dhigista mideysan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,
Waxaana daahfurkan ka qeybgalay xubno ka mid ah gudoomiyasha degmooyinka Galmudug, maamulka Gaalkacyo ito masuulin kale.
Warkan waxaa soo jeedineysa;Hamdi Dirie Ali