Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo Gogol Nabadeed ka Daahfurtay deegaanka Xirsi Lugeey ee Gobolka Galguduud.

0
65
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-U-heshiisiinta Galmudug Mudane Cabdi Maxamed Jaamaca Ayaa Maanta Furay Shirka Dib-U-Heshiisiinta Beelaha walaalaha ah ee kala daga degmada Balanbale iyo deegaannada Hoos yimaada.
Shirkaan oo ka furmay Deegaanka XirsiLugey ayaa waxaa kasoo Qaybgalay Odayaasha labada dhinac, waxgaradka, Bulshada Deegaanka iyo Maamulada 2bada Degmo ee Guriceel iyo Balanbale.

 

Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya-Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here