Wasaaradda arrimaha Gudaha Galmudug oo sheegtay inuu sii socon doono shirka lagu heshiisinayo Beelaha ku dagaallamay waqooyiga Galguduud

0
66

Agaasimaha Wasaaradda arimaha Gudaha Galmudug Cumar abdi maxamed ayaa ka warbixiyay Shirka Dib-uheshisiinta ah ee maanta wajigiisa 1aad lagu soo xiray Dhuusamreeb.

Waxaa uu sheegay in shirku uu sii socon doono sidoo kalena ergada qaarkood ay sii joogi doonaan ilaa laga gaarayo heshiis iyo in nabadda la wada qaato.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here