Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowladda Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb uga furtay Tababarka Macluumaadka Tignoolojiyadda waaxda dakhliga Dowladda hoose ee degmada Dhusamareb.
Tababarka Ayaa waxaa furay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Galmudug Mudane Ahmed Osman Adan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdidahir Garad Ali.