Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Wasaaradda arrimaha gudaha federalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa qorsheynaysa in la dhamaystiro dhismaha golayaasha deegaanka ee degmooyinka harsan oo ay ku jiraan degmooyinka cusub ee dhawaan la ansixiyay,
Dhismaha golayaasha deegaanka ayaa laga hirgeliyay inta badan degmooyinka dowlad goboleedka Galmudug.
Warkan waxaa soo jedinaysa:- Hamdi Dirie Ali