Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shacabka degmada Mahadaay u qabtay tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka.
Gudoomiyaha degmada Mahadaay Mudane Salaad Wiish iyo suldaan abdisalan suldaan Mohamod ayaa ugu horayn ka hadlay munaasibada daahfurka tababarkan.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor