Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda arrimaha gudaha XFS ayaa Dhuusamareeb ka furtay kulan socon doono laba cisho oo ku saabsan qorshaha dib-u-heshiisiinta qaranka iyadoona kulanka ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan wasaarada arimaha gudaha Gulmudug iyo qaybaha bulshada Dhuusamareeb.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi
Audio Player