Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Waxaa isisoo tarayo baaqyada loo dirayo belaha walalaha ah ee ku dagalamayo galbeedka gobolka mudug waxaa markii ugu horeysay ka hadashay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Galmudug ayaa ugu baaqday shacabka Gobolka Mudug in ay door ka qaataan xal u raadinta colaadda ka taagan Mudug isku duwaha wasarada diin macalin cabdullahi Axmed xersi ayaa ka shekeyay dhibatada ay ledahay colaaddu.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed