Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xili shalay magaaalada Muqdisho lagu soodhaweyay Markab soomaaliya ka bilaabaya Sahminta shidaal ayaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi waxa uu kawarbixiyay mudada ay qadaneyso sahminta shidaalka iyo xiliga soomaaliya yelaneyso Shidaal.
Dhanka kale Madaxweynaha soomaaliya oo ka hadlayay soodhaweynta Markabka ayaa bulshada soomaaliyeed ugu baaqay iney ka shaqeyaan Xasiloonida iyo nabada si looga faa’ideysto khayraadka dalka sida uu hadalka u dhigay madaxweyne Xasan sheikh.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor