Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedka Galmudug ayaa degmada Guriceel ku qabatay xuska maalinta beeraleyda Soomaaliyeed iyo maalinta cuntada aduunka, oo sanad walba la maamuuso bisha Oktoobar.
Beeralayda degmada Guriceel ayaa xuska inta uu socday ku soo bandhigay waxa ay soo saareen.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor