Wasaaradda beeraha Galmudug oo ka hadashay hormarada laga sameeyay wax soo-saarka beeraha.

0
22

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Dowlad-goboleedka Galmudug, Axmed Nuur Xaaji Cismaan, ayaa sheegay in deegaannada Galmudug ay horumar la taaban karo ka sameeyeen dhanka beeraha.

Wasiirku wuxuu xusay in degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ay haatan ka gudubtay wajigii tijaabada ee barnaamij beereed, islamarkaana hadda ay degmadaasi ka soo saarto qudaar ku filan baahideeda gudaha.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:  Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here