Wasaaradda beeraha Galmudug oo tababar uga furtay beeralayda magaalada Dhuusamareeb.

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha dowladda Galmudug Cumar Cismaan Ciid ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay tababar la siinayay beeraleyda magaalada Dhuusamareeb iyo deegaannada hoostaga.

Tababarkan ayaana ku saabsan Diyaarinta iyo fahamsiinta Beraleyda ee goobaha ku haboon beerashada
Waxaana ka qeybgalay iskaashatooyinka iyo xubno ka socday beeralayda Deegaanada Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Dire Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here